Dadka Deegaanka Abaq-bambaale oo ay soo wajahday Biyo La’aan

0
60

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Abaq-bambaale oo qiyaastii 20-km dhanka galbeed kaga beegan magaalada kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada hoose ayaa waxaa kunool boqolaal Qoys oo isagu jira kuwo deegaanka kusii noola iyo kuwo kusoo barakacay kuwaas oo wajahaya xaalado nolol xuma ah  haba ugu darnaato biyo la’aan baahsan oo ka jirta deegaankaasi.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here