Mas’uuliyiin ka tirsan Jubbaland oo kormeeray deegaanada waqooyiga Kismaayo

0
13

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Amniga Gudaha Jubbaland Aadan Axmed Xaaji iyo masuuliyin u hogaminaya ayaa gaaray deegaanka Istanbuul ee dhaca waqooyiga magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubada hoose, socdaalka wasiirka ayaana u jeedkiisu ahaa u kuur galida xaalada amniga deeganka.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here