Tartan Kubadda Cagta oo lagu soo gabagabeeyay magaalada Kismaayo

0
12

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowlad Gobaleedka Jubbaland aya magaalada Kismaayo kusoo gabagabeeyay tartan Kubadda cagta ah oo u dhexeeyay afar koxood oo ka ciyaara heerka labaad ee horyaalka Jubbaland

Finalka kulanka ayaa waxa goobjoog ahaa Wasiirka Wasaarada dhalinyarada Jubbaland Agaasimaha Wasaarada taageerayaal iyada oo ay guushu raacday kooxda Jilib oo ka ciyaarta degmada Kismaayo.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here