Magaalada Muqdisho oo lagu qabtay Shirka isku xirka Howlaha Qorshaha Shanta sano soo socoto

0
13

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa ka qeyb galay Shirka isku xirka Howlaha iyo Fulinta Qorshaha Shanta sano ee soo socota (2024-2028) ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed Madashan oo uu furay Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha XFS Cabdullaahi Sheekh ismaaciil Fartaag, ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya iyo Marti Sharaf kale.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here