Bulshada ku dhaqan deegaanka Galool-yaryar oo dalbaday xarumo Caafimaad

0
12

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Galool-yaryar oo qiyaastii 12-km jihada galbeed kaga beegan magaalada  Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka ee dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxa kunool boqolaal Qoys oo barakacayal, kuwaas oo ay haystaan duroofo Nololeed.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here