Deegaanka Istanbuul oo Laga dareemayo Horumar kala duwan

0
22

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Istanbuul ee dhaca Waqooyiga magaalada Kismaayo oo la aas aasay sanadi 2016 ayaa si weyn u dhismeysay deegaanka Istanbuul oo dadka kunool markii hore ay ahayeen barakacayaal ay deganadoda sameyeen Abaarihii, colaadihii iyo fatahaadihii sanadkii hore ku dhuftay deegaanada ka tirsan Gobalka Jubada hoose iyo Gobalka Jubada dhexe ayaa hada noqday dad deegaan ah oo ka qeyb qaata hormarka iyo kobaca deegaanka.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here