Isbitaalka Siha Gade oo Baladweyne kabilaabay adeegyo caafimaad oo lacag la’aana

0
17

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Isbitaalka Siha Gate ee magaalada Baladweyne ayaa bilaabay diwaan gelinta hooyooyinka uurka leh kuwaasi oo loo sameyn doono baaritaano,Qaliimo lacag la-aan ah iyo Wacyigelin caafimaad.

Isbitaalka ayaa ugu tala galay adeegaan lacag la aanta ah inta u dhexeeysa 15 bisha ilaa 1 bisha dambe iney  ka faa-ideeystaan dadka danta yar ee kunool magaalada Baladweyn.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here