Maamulka degmada Kaxda oo Barakacayaasha ugu baaqay Waxbarashada

0
16

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iyadoo waxbarashadu tahay asaska nolasha ayaa wuxuu Gudoomiyaha degmada Kaxda ee Gobalka Banaadir Mudane Cabdullahi Sheekh Cabdirahaman Maxamed wuxuu booqday barakacayaasha ku sugan Kaamamka degmada si uu u kuurgalo baahiyaha waxbarasho ee ka jira kaamamka ku yaala degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here