Xarumaha dadka dhaqan-celinta loogu sameeyo oo ku soo badanaya Kismaayo

0
26

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xarunta dhaqan celinta  Abu Bakar Sadiq oo dhawaan Magaalada Kismaayo laga hirgaliyay ayaa ah xarun dhaqan celin iyo daawayn loogu sameeyo dadka ay daroogadu dilootay iyo kuwa  isticmaalka maandooriyaha ka dhaxlay xanuunada dhimirka ku dhaca.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here