Barakacayaal ku sugan Baladweyne oo codsday in loo dhiso goobo Waxbarasho

0
65

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxabarashadu waa iftiin waana mid lagu dhiso mustaqbalka ubadka, laakiin waxaa jiro ubad badan oo aan helin waxbarasho ha ahaato mid lacag ah ama mid lacag la’aan ah.

Waalidiintan oo kunool Kaamka Raaga Iidle ee magaalada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan ayaa Caruurtooda xiligaan waxay wajahayaan ama lasoo darastay Waxbarasho la’aan.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here