Dadka deggan nawaaxiga Garoonka Aadan Cadde oo digniin loo diray

0
20

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Amar kasoo saaray dhismooyinka dhaadheer ee ka socda nawaaxiga Garoonka Aadan Cade, Afahayeenka Mamulka Gobolka Banaadir Saalax dheere ayaa warbaahinta la wadaagay amarka kasoo baxay Maamulka Gobolka Banaadir dhismooyinka dhaadheer ee ka socda nawaaxiga Garoonka Aadan Cade ee magaalada Muqdisho.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here