Kalluumeysatada Xeebaha Jubbada hoose oo digniin loo diray

0
44

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa maalmihii ugu danbeeyay xeebaha gobolka Jubbada hoose ka jiray dabaaylo iyo mowjado kacsan ku waas oo qadar ku ah bad maaxiinta ka soo kallumaaysta Xeebaha.

Dabaaylaha ka jira bada ayaa sababay in uu yaraado kallunkii la keeni jiyay suuqda Magaalada Kismaayo madaama aysan kallumaysatadu kaari karin meelhii ay kaluunka badan ka soo heli jireen.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here