Deegaanada Jubbaland oo laga bilaabay Tallaalka dabeeysha

0
32
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo xarunta kumeel gaarka ee dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa  laga bilaabay Ol’olaha Talaalka Dabaysha ee deegaanada Jubbaland kaas oo socon doona muddo todobaad ah.
Talaalka ayaa waxaa la siinayaa Carruurta ka yar sano taas oo muhiim u ah caruurta kunool deeganada dowlada Goboleedka Jubbaland  si loga hortago cudurka dabeeysha.
Abdinoor Samriye warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here