Qeybaha Kala Duwan Ee Ururada Bulshada Degmada Kismaayo Oo Xalfadii Sanadgurada Kashegay in Iadcada Waamo Ay Kahadasho Arimo Badan

0
352

Kismaayo(Idaacada Waamo)Waxey Aheed Munasabad Ay Soo Buux Dhafiyeen masuliyiin Qeyabahakala Duwan Ee Bulsada Iyo Dhageystayasha Idacda Waamo Oo Kaqeyb Qadanayay Munasabada Sanad Guradii Kowaa Ee idacada Oo Lagu Qabtay Hotel Agan Ee Magalada Kismaayo.

Agasimaha taclinta sare ee wasarada waxbashada jubbaland iyo Gudomiyaha Ururka Haweynka Ee Degmada Kismaayo Iyo Afhayeenka Ururka  Nafada Ee Degmada Iyo Dadkii Kale Ee Kasocday Arimaha Bulshada Ayaa Shegay in idacada Waamo Ay Kadhabeysay Ujedoyinkii Loo aas aasay.

Munasabada Waxey Kuso Dhamaatay Jawi Degan Iyadoo Dhamaan dadkii Kaso Qeyb Galay Ay Hanpalyo Udiren Maulka Iyo shaqalaha idacad Waamo.

R/W,Iidle Aadan Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here