Suuqyada Qudaarta Kismaayo oo sare u kac ku timid Qiimaha qudaarta

0
26

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Suuqyada qudaarta magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada hoose ayaa waxa laga dareemayaa sare ukac kuyimid qiimaha la iibiyo qudaarta, Hadaba waa kuwaan qaar kamida ganacsatada quudaarta oo kawarbixiyay sare ukaca kuyimid Qiimaha qudaarta iyo waxa sababay.

Juweyriyo Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here