Magaalada Kismaayo oo laga daah-furay Ol’olaha Talaalka deebaysha

0
26

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo xarunta kumeel gaarka ee dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa maanta lagu qabtay munaasabad lagu daah-furaayay Olalaha Talaalka Dabaysha ee deegaanada Jubbaland kaas oo socon doona muddo todobaad ah.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here