Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka Dowladda Hoose ee Degmada Kismaayo oo ka duulaya qurxinta iyo bilic soo celinta magaaladda Kismaayo ayaa mudooyinkii lasoo dhaafay waday dadaalada ku aadan nadiifinta iyo dhireynta hareeraha laamiyada cusub ee dhawaan dhismahooda lasoo gaba gabeeyay gudaha magaalada Kismaayo, iyadoona bulshada loogu baaqay in ay sameeyaan dhir beeris ayna ka bilaabaan guryahooda hortiisa si loo hela Kismaayo cagaaran.
Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.