Bajaajleeyda Dhuusamareeb oo cabasho ka ah canshuur lagu soo rogay

0
20

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Bajaajleeyda Dhuusamareeb ee caasimada Maamulka Galmudug ayaa Sameeyey Shaqa joojin iyagoo Cabasho ka ah Lacago Dheeraad ah oo lagu Soo Kordhiyay Sida ay Sheegeen.

Bajaajlayda Magaalada Dhuusamareeb ayaaa horay looga qaadi jiray lacan dhan shan dollar iyadoo hada laga dhigay todobo dollar hadaba waa kuwaan qaar kamida wadayaasha bajaajyada oo ka hadlay canshuurta dheeraadka ah ee lagu soo kordhiyay.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here