Agaasimaha Arrimaha bulshada Gobolka Jubbada hoose oo ku baaqay in hamaha shidaalka la geeyo banaanka magaalada

0
39

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Inta badan goobaha lagu ibiya shidaalka gudaha magaalada Kismaayo ayaa waxaa kakaca dab sababa khasaare kalae duwan mid hantiyadeed iyo mid nafeed iyadoona dabka ka kaca kaalmaha shidaalka u inta badan uusan ku ekaan halka u kakacay isagoona u gudba dhismayaasha ka agdhow halka u dabka kakacay waxaana inta badan sabab u ah in kaalmaha shidaalka qaarkood ay ku yaalan gooba maqaayada ah oo uu dabka ka agdhowyahay, taas oo si fudud dab uga Kaci karo hadi qalad u halkaas ka dhaca.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here