Mas’uuliyiin ka tirsan Jubbaland oo kormeeray deegaanada waqooyi ee magaalada Kismaayo

0
23
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Dowladda oo ay weheliyaan Wakiilka Hay’adda FAO ee Soomaaliya, kuxigeenkiisa, Agaasimaha guud ee Wasaaradda iyo qaar kamida shaqaalaha Wasaaradda Xanaanada Xoolaha ayaa kormeer shaqo kutagay deegaanadda waqooyi ee degmada Kismaayo gaar ahaan deegaanada Yoontooy iyo Goobweyn oo laga daah-furay labo xarumood oo lagu keydin doono calafka Xoolaha oo deegaanadaaasi laga hirgaliyay.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here