Shirka Madasha Bani’aadannimada Soomaaliya oo ka furmay magaalada Muqdisho

0
20

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Muqdisho ayaa waxaa laga daah furay Shirka Madasha Bani’aadannimada Soomaaliya kaas oo lagu soo bandhigay warbixino la xariira dadaalada ka hortagga leexsashada gargaarka iyo sidii loo heli lahaa sharci lagama gudbaan ah oo meesha ka saaraya in gargaarka bani’aadannimo uu ku dhaco gacmo aan loogu tala-galin.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here