Wasaaradda Haweenka Jubbaland oo bilowday Mashruuc lagu caawinayo dadka baahiyaha gaar ah qaba

0
55

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Haweenka Arimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka dowlad Goboledka Jubbaland ayaa deegaanka Qaam-Qaam oo dhaca waqooyiga Kismaayo ka bilowday mashruuca Boqor Salmaan kaas oo laga leeyahay Wadanka Saudi Arabia looguna talagalay inuu kaabo dadka baahiyaha gaarka ah qaba.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here