Hoos u dhac ku yimid qiimaha Saliid macasarada Suuqyada Baladweyne

0
22

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa hoose udhac laga dareemayaa qiimaha la iibiyo saliid macasarada suuqyada magaalada Baladweyne kadib markii beeraha gobalka ay kasoo go’een sisin badan.

Liltirka saliid macasarada ayaa hadda la iibiyaa qiimo dhan 2.5 dollar halka markii hore la iibin jiray 4.5 dollar.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here