Sicir barar ku yimid qiimaha Subaga Ariga Suuqyada Baladweyne

0
24

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa sare ukac laga dareemayaa qiimaha laiibiyo sub ariga suuqyada magaalada Baladweyne kadib markii ay yaraadeen meelahii laga keeni jiray.

Koonbada subag ariga ayaa hadda marayo qiimo dhan 7dollar ilaa 6dollar halka markii hore uu mari jiray qiimo dhan 5dollar.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here