Gabdhaha barta farsamada gacanta oo kusoo badanaya magaalada kismaayo

0
22

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Barashada iyo ku shaqaysiga noocyada kala duwan ee farsamada gacanta ayaa mudooyinkan dambe fursad shaqo u noqotay qaar kamida Gabdhaha dhalinyarada ah ee kunool magaalada kismaayo, fursadaas oo wax ka badashay nolashooda.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here