Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Qaxootiga iyo barakacayaasha dowlad Goboleed ayaa wada dadaallo lagu horumarinayo istiraatiijiyadda qaran ee shanta sano ee soo socota lagu dhaqayo barakacayaasha iyo qaxootiga .
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.