Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maaareeye oo ay wehliyaan Wasiir dowlaha Wasaaradda, Agaasimaha guud Wasaaradda iyo Agaasimaha Waaxda Waraabka iyo Hor-udiga ayaa daahfuray Xarun Cusub la socodka saadasha Hawada ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS.
Awke Ali ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.