Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha degmada Kismaayo Magaalada Cumar Cabdullaahi Maxamed Faraweyne ayaa uga mahadceliyay dadka deganaa wadooyinka ee baneeyay, Godoomiye ayaana bulshada Kismaayo ugu bishaareyay in dhowaan laso gaba gabeen dono wadoyinka halbowlaha u ah iskusocodka dadka iyo gadiidka ee qeebta ka ah wajiga labaad.
Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.