Wasaaradda Gargaarka Jubbaland oo gargaar gaarsiisay dad danyar ah oo kunool degmada Luuq

0
26

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Gaargaarka iyo Mareynta Musiibooyinka Jubbaland oo kaashaneysa Maamulka Degmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa deeq Gargaar ah oo ay dhawaan keentay Hay’adda SoDMA gaarsiiyay dad danyar ah oo baahi weyn u qabay deeqda la gaarsiiyay waxaana deeqda la gaarsiyay dadkan danyarta ah ku jiray teendhooyin iyo agabkale oo muhiim ah.

Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here