Jaamacadda Plasma Faraceeda Kismaayo oo qabatay Xaflada difaacashada buuga qalin Jabinta dufacadii 7-aad

0
24

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Jaamacadda Plasma faraceeda Kismaayo ayaa qabatay xaflada difaacashada buuga qalin jabinta dufcadii 7-aad ee Jaamacadda Plasma, waxaana munaasabada kaso qeyb galay marti ka socotay xarunta dhexe ee Jaamacadda Plasma Magaalada Muqdisho, Macalliminta, Ardeyda, qaar kamida Golaha Wakiilada Jubbaland Masuliyiin ka socday Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland iyo marti sharaf kale.

Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here