Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka Jubbaland oo kormeertay Guri dhawaan uu dab ka kacay

0
16

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaradda Macdanta iyo Batroolka Jubbaland ayaa  u kuuro gashay qasaarihii uu geystay dab dhawaan ka kacay Guri ku yaallo xaafad kamid ah Xaafadaha degmada Kismaayo.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here