Deegaanka Buulo-bartire laga sameeyey geeddi-socodka cusub ee lagu qiimeynayo xaaladda Amniga Jubbaland

0
40

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Amniga gudaha iyo masuuliyiin uu horkacayo ayaa gaaray deegaanka Buulo-bartire ee waqooyiga Kismaayo, Kulanka waxa uu ku saabsanaa Geedi Socodka cusub ee lagu qiimeynayo Xaalada Amniga Jubbaland iyadoo si qaas ah diiradsa loo saarayo bad-qabka Shacabka Amniga Bulshada, wada shaqeynta shacabka iyo Hay`addaha Amniga iyo Kalsooni Abuurka bulshada iyo Ciidanka.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here