Gudoomiye Kuxigeenka Gobolka Banaadir oo booqday Xabsiga dhexe ee Xamar

0
15

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) iyo Xoghayaha guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Feysal Caraale Afrax ayaa kormeeray Xabsiga Dhaxe ee Xamar.

Ujeedka kormeerka ayaa aheyd mid ay mas’uuliyiinta Maamulka Gobolka Banaadir ugu kuura galayeen xaalada dhabta ah ee ka jirta Xabsiga dhaxe iyo sidii ay ugu jawaabi lahaayeen baahiya kala duwan ee taagan Xabsiga.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here