Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland oo ka hadlay Caqabadaha Waxbarashada Ardayda

0
85
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanada Jubbaland waxaa ku yaalo badan oo Waxbarasho sida Iskuulo Waaweyn, Macaahid iyo Dugsiyo lagu barta Qur`aanka Kariimka, dhamaan goobahaasi waxay si toos ah u hoos tagaan Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland.
Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland ayaana kormeer ku sameysa Goobaha Waxbarashada waxayna ogaataa waxyaabaha caqabadaha ku keeni kara Waxbarashada, gaar ahaan Iskuulada.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here