Barakacayaasha deegaanka Bilicsan oo kawarbixiyay duruufaha ay wajahayaan

0
27

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Bilicsan ee duleedka magaalada kismaayo ayaa waxa marba marka ka dambaysa isa soo taraya tirada dadka barakacayaasha ah ee soo gaaraya deegaankaasi kuwaas oo wajahaya xaalado adag oo dhanka nolasha ah iyaga oo qarka u saaran macluul iyo gaajo.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here