Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Jubbaland oo la wareegtay Daawo loogu tago galay Xoolaha

0
33

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Dowlad Goboledka Jubbaland ayaa la wareegtay 500 oo gaartoon oo daawo ah taas oo ka timid Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Xukuumada Fedaraalka Soomaaliya.

Daawada lasoo gaarsiiyay Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Jubbaland ayaa loogu talagalay in lagu daaweeyo Xoolaha ku dhaqan deegaanada Jubbaland loogana faa’iideyo dadka xoolaleyda ee kunool deegaanada Jubbaland.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here