Wararka Barakacayaal ku nool magaalada Galkacyo oo ka hadlay caqabado heysta By Radio Waamo - August 26, 2024 0 209 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Qoysas barakacayaala isla markaana ku nool Kaamka wada-taal ee magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa ay sheegeen inay haystaan caqabado ah in lagu haysto halka ay deganyihiin. Juweyriyo Hassan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay. https://radiowaamo.so/wp-content/uploads/2024/08/juweeriya-warka-gobalada-Barakacayaal-ku-nool-Galkacyo-oo-sheegay-in-la-barakicinayo.mp3 Share this: Click to share on Facebook (Opens in new window) Facebook Click to share on X (Opens in new window) X