Dowlad Goboleedka Jubbaland oo bilaabaysa Dhoofinta Dalagyada Sisinta iyo Mooska.

0
85

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xili dhawaan Dekadda Kismaayo dib looga bilaabay dhoofinta dalaga Liin dhanaanta ayaa Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Jubbaland waxay sheegtay in dadaal ay ku bixinayso sidii ganacsatada loogu fududayn lahaa dhoofinta dalagyada kasoo go’a beeraha ku yaalo deegaanada Jubbaland gaar ahaan dalagyada Sisinta iyo Mooska.

Hamdi Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here