Ardaydii kaalmaha hore ka galay imtaxanka fasalka 8’aad oo Hambalyo loo diray

0
32

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Imtaxaanka Shahaadiga fasalka 8-aad ee sanad dugsiyeedka 2023 2024 ee dowlad gobaleedka Jubbaland oo ay qaaday Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Jubbaland  ayaa waxa u fariistay imtaxaanka Arday gaareyso 4349 arday.

Imtaxaanka ayaa lagu galay 20 xarumood oo ku kala yaala 11 dagmo oo katirsan deegaanada Jubbaland kaas oo ay Wasaaraddu Waxbarahadu qaadayso sanadkii 7-aad oo Xiriir ah.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here