Hay’ada SODMA oo Deeq gar gaar ah gaarsiisay Degmada Luuq ee Gobalka Gedo

0
57

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA,  ayaa degmada Luuq ee gobolka Gedo waxa ay u gaarsiisay agab gargaar kaas oo hay’adda ugu talagashay in dib u dajin loogu sameeyo qoysaskii ku barakacay colaad beleedyadii dhawaan ka dhacay degmadaasi.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here