Guddoomiyaha cusub ee Mu’asasadda Imaamu Shaafici oo xilka kala wareegay Gudoomiyihii hore

0
39

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Golaha Guud ee Mu’asasada   Imaamu Shaafici ayaa Ustaad Cabdiraxmaan Ibraahim Cilmi Macalin Kobac udoortay inuu noqdo Gudoomiyaha shanaad ee mu’asasada Imamu shaafici, Waxaana Munasabada u xilka kula wareegayay Gudoomiyaha cusub ka qeyb galay qeybaha kala duwan ee bahda Waxbarashada, Macalin iyo marti sharaf kale.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here