Dowlada Hoose Degmada Baydhabo oo wada dadaalo Adeeg Koronto lagu gaarsiinayo barakacayaasha

0
42

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Degmada Baydhabo ahna duqa magaalada Abdullahi Ali Watiin ayaa Shir-gudoomiyey kulan looga hadlayey diyaarinta mashruuca sidii ay koronto u heli lahaayeen dadka Barakacayaasha Deegaanka Barqaawo ee duleedka magaalada Baydhabo maadama dadka deegaankaasi aysan hada heysan Adeeg Koronto.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here