Isticmaalka Qoryaha lagu kariyo Cunada oo kusoo badanaya magaalada Jowhar.

0
21

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Jowhar ee xarunta Gobalka Shabeelada dhexe ayaa waxaa kusoo badanaya ka ganacsiga iyo isticmaalka qoryaha lagu karsado cuntada kuwaas oo loo isticmaalo badalka dhuxusha.

Juweyriyo Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here