Madaxweyne Kuxigeenka 2-aad ee Jubbaland oo Ganacsatada Soomaaliya ugu baaqay iney dalkooda dhistaan

0
32

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweyne Kuxigeenka 2-aad ee Jubbaland Suldaan Cabdulqadir Xaaji Maxamuud Lugadheere ayaa ka qeyb galay kulan ay iskugu yimaadeen ganacsatada kunool deegaanada Jubbaland, waxaana kulanka looga hadlaayey arimaha ganacsiga.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here