Dhismaha Xabsi laga hirgalinayo degmada Kismaayo oo heer gabo gabo maraya

0
36

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa heer gaba gabo ah maraya dhismaha xabsi cusub oo ay Wasaaradda Cadaalada iyo arimaha dastuurka dowlad goboledka Jubbaland ka hirgalisay magaalada Kismaayo, Xabsiga oo Dhismihiisu ka socdo degmada Kismaayo ayaa in mudo ah la qorshaynaayay hirgalintiisa waxaana la rajaynayaa in wax badan uu  ka taro baahiyaha dhanka xabsiyada ah ee ka jira magaalada.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here