Kulan looga hadlaayay ka qeyb galka Haweenka ee arimaha Siyaasadda oo lagu qabtay Kismaayo

0
28
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa lagu qabtay kulan looga hadlaayay ka qeyb galka Haweenka ee arimaha Siyaasadda. kulanka ayaa waxaa kasoo qeybgalay Xildhibaanada Baarlaamanka Jubbaland, Qareenadda dowlada Goboleedka Jubbaland, Ururada haweenka Jubbaland iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay Kulanka. Qaar ka mid ah Xildhibaanada Jubbaland iyo haweenkii ka soo qeyb galay ayaa waxay siyaabo kale duwan uga doodeen sidii haweenka uga qeyb noqon lahaayeen arimaha Siyaasadda.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here