Xarunta soo saarta Jiifafka Al-Aamin ee Baladweyne oo Dhalinyaro fursado shaqo ka helayn

0
36

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ilaa 8 dhalinyaro oo kamid ah ayaa fursado shaqo ka helay xarunta soo saarta jiifafka ee Al-aamin ee kutaalo xaafada Holwadaag ee Magaalada Baladweyne.

Dhalinyaradaa ayaa si maalin la ah u shaqeeyo isla markaana soo saar noocyo kale duwan oo kamid ah agabka  jiifafka guryaha  iyagoona dhaqaalaha ay ka helaan nolosha reerkooda ku maareeyo.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here