Mas’uuliyiin ka tirsan Jubbaland oo kormeeray barakacayaasha deegaanka Bilicsan

0
14

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaarada Gargaarka iyo Maaraynta Musiibootinka dowlad Gobaleedka Jubbaland iyo wafti uu hogaaminayo ayaa kormeer indho indheen ah ku tagay deegaanka Bilicsan oo dhanka galbeed ka xiga magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada hoose.

Deegaanka Bilicsan oo ay kunool yihiin  boqolaal qoys oo barakacayaal ah kuwaas wajahaya Xaalado bini’aadanimo oo daran mana haystaan adeegyada aas aasiga sida goobo Caafimaad, waxbarasho, cunto iyo biyo toona.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here