Dhaqaatiirta Kismaayo oo ka hadlay waxaa sababa Cudurada ku dhaca Maskaxda Aadanaha

0
40

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xanuunada ku dhaca maskaxa oo uu Neyrfaha  kamid yahay ayaa ah kuwo ku badan bulshada Soomaaliyed waxa ayna sababi karaan waali hadii qofku uu san helin gargaar Caafimaad oo ku haboon.

Waxyaabaha sababa xanuunada ku dhaca dhimirka waxaa ka mid isticmaalka balwadaha kala duwan ee maankadooriya kuwaas oo in badan oo ka mid ah dhalinyarada Soomaaliyed isticmalaan.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here