Dhalinyarada Muruq-maalka Dhoobley oo fursado shaqo ka helay dhismayaasha casriga ah

0
35

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose ayaa mudooyiinki u dambeyay laga dareemayay horumar dhanka dhismaha islamarkaana dhismayaasha loo dhisayo qaab casri ah.

Qaar kamid ah Dhalinyarada fursadaha shaqo ka helay dhismayaasha guryaha ayaa kawarbixiyay shaqadooda iyo caqabadaha ay lakulmaan.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here